Wararkii ugu dambeeyey dagaal ka dhex qarxay ciidamada Sudan iyo kuwa Itoobiya

Dagaal ayaa la soo sheegayaa inuu ka dhex qarxay ciidamada labada dowladood ee Sudan iyo Itoobiya xili ay maalmahan taagneyd xiisad labada dal u dhexeysay. Ciidamada Sudan ayaa weerar ku qaaday cutubyo ka tirsan ciidamada Itoobiya ee ku sugan gobolka lagu muransan yahay ee Al Fashaga ka dib markii lagu eedeeyay in ay dileen 7 … Continue reading Wararkii ugu dambeeyey dagaal ka dhex qarxay ciidamada Sudan iyo kuwa Itoobiya